HomeCaalamkaMadaxweyne Cusub oo loo doortay Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Madaxweyne Cusub oo loo doortay Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Dowlad deegaanka Soomaalilada Guddiga fulinta e Shacabka Dimuqraatoga Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay Madaxweyne Cusub u doorteen Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Guddiga ayaa Madaxweyne waxa ay u doorteen Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar) oo ka mid ahaa xubnihii Mucaaradka,sidoo kalena mar la soo shaqeeyey Hay’adda Qaramada midoobey qeybta OCHA loo yaqaano.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu ka soo jeedaa Magalada Dhagax-Buur,sida ay xaqiijiyeen dad aad u yaqaana.

Dhawaan ayay ahayd markii uu xilka iska casilay madaxweynihii dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, isla markaasna xilkaas loo magacaabay Axmed Cabdi Maxamed.

Latest stories