HomeMaqalDhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay duleedka Kismaayo

Dhageyso:-Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay duleedka Kismaayo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam( Maodobe) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoostaga Magalada Kismaayo. Dagaal beeleedkaas ayaa waxa uu ka dhacay deegaan lagu Magacaabo Dalsan,waxana uu u dhaxeeyey laba beelood oo isku-heystay dhul daaqsin ah oo halkaasi ku yaalla. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in la isku-dayey in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbland Axmed Maxamed Islaam( Maodobe) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano hoostaga Magalada Kismaayo.

Dagaal beeleedkaas ayaa waxa uu ka dhacay deegaan lagu Magacaabo Dalsan,waxana uu u dhaxeeyey laba beelood oo isku-heystay dhul daaqsin ah oo halkaasi ku yaalla.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in la isku-dayey in dagaalkaas oo ahaa mid siyaasadeysan,isla markaana la doonayey in la huriyo sida uu hadalka u dhigay.

Dagaalkii ka dhacay deegaanka Dalsan ee duleedka kismaayo ayaa waxaa dhawaan tegay oo si awood ah dagaalkaas ku joojiyey Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts