HomeCaalamkaSawirro:-Wiil 14 jir ah oo isku-soo taagay xilka Guddoomiye Gobol ka tirsan...

Sawirro:-Wiil 14 jir ah oo isku-soo taagay xilka Guddoomiye Gobol ka tirsan Mareykanka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ethan Sonneborn waa wiil 14-jir ah una dhashay dalka Mareykanka waxaa uu xilligaan isku-soo taagay xilka Guddoomiye Gobol ka tirsan dalka mreykanka,isaga oo ka socda Xisbiga dimuqraatiga ee uu ka tirsan yahay Madaxweyne Donald Trump. 14-jirkaan ayaa waxaa uu ku qoran yahay liiska Warqada codeynta ee doorashada Gobolka Vermont,waxaana uu la tartami doonaa isaga iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ethan Sonneborn waa wiil 14-jir ah una dhashay dalka Mareykanka waxaa uu xilligaan isku-soo taagay xilka Guddoomiye Gobol ka tirsan dalka mreykanka,isaga oo ka socda Xisbiga dimuqraatiga ee uu ka tirsan yahay Madaxweyne Donald Trump.

14-jirkaan ayaa waxaa uu ku qoran yahay liiska Warqada codeynta ee doorashada Gobolka Vermont,waxaana uu la tartami doonaa isaga iyo rag kale oo ay isku xisbi yihiin ninka hadda  guddoomiyaha ka ah Gobolka Vermont.

- Advertisement -

Doorashada Guddoomiyaha Gobolka Vermont oo sanadkiiba laba jeer la qabto ayaanan laheyn waxyaabo xadidaya qofka musharaxa u ah xilkaas,marka laga reebo in Gobolkaas uu ku noolaa waxka badan Afar Sano.

Warbaahinta ayaa wax ka weeydiisay sababaha keenay in uu xilkaasi u istaago,waxana uu sheegay isaga oo u waramayay Tv-ga CBS news in uu aad uga xumaadaya toogashadii ka dhacay Iskuulada iyo  rabshadihi cunsuriyadeed ee ka dhacay Magalada a Charlottesville, ee gobolka Virginia dalka Mareykanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts