HomeWararAkhriso:-Kulan dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Akhriso:-Kulan dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Kulankaan ayaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku dhexmaray Magalada Ankara ee dalka Turkiga oo uu Madaxweyne Farmaajo booqasho ku joogo.

Kulanka ayaa waxa ay uga wada hadleen qodobo dhowr ah oo ku saabsan xaalada dalka sida uu shaaciyey kulanka kdib madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

”Maanta waxaan Ankara ku kulany Madaxweyne Maxamed Cabduulaahi Farmaajo,waxaan kulankeena uga hadalnay arrimo ku saabsan guulaha ay gaartay dowladda iyo caqabadaha ku horgudban iyo sidoo looga gudbi lahaa oo dowladdu horumar u gasri laheyd ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Kulanka Ankara ku dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ku soo aadayaa xilli todobaadyadii la soo dhaafay la hadal haayey in uu ku soo wajahan yahay Magalada Muqdisho si uu u sameeyo Xisbi Weyn oo uu hoggaamin doono.

Waa markii labaad ee uu Ankara ku dhexmaro kulan xasaasi ahaa Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soom

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories