HomeCaalamkaAkhriso:-Wararkii u dambeeyey Caawa ee Magalada Marka

Akhriso:-Wararkii u dambeeyey Caawa ee Magalada Marka

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Waxaa Caawa degan xaalada Magalada Marka oo Maanta ay ka jiret xiisad dagaal kadib markii saakey Waaberigii la wareegeen Ciidamo Millateri ah oo uu hoggaaminayey Janaeraal Cabdullaahi Cali Caanood Abaanduulihii hore ee Ciidanka xoogga dalka.

Ciidamada Millateriga ah ayaa Xaafado ka tirsan Magalada Marka waxa ay ka sameeyeen howlgallo baaritaano ah,waxana sidoo kale jirtay in goobo ay ku sugnaayeen babaanooyin lagu weeraray.

- Advertisement -

Dad ku sugan Marka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in Caawa ay cabsi dareemayaan in kasoo uusan dagaal ka socon,waxana ay sheegeen in dagaalyahanadii Al-Shabaab ee ka baxa Marka ay ku sugan yihiin duleedka Degmadaas.

Abaanduulihii xilka laga qaaday ee Janeraal Caanood ayaa Maanta shaaciyey in uu wado howlgal ka dhan ah Al-Shabaab,isal markaana uu qorsheeyey inta aan xilak laga qaadin dhawaana uu xilka wareejin doono.

Latest stories