HomeCaalamkaMadaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay guushii Imran Khan

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay guushii Imran Khan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu hambalyo u direy Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Pakistan  Imran Khan oo shalay ku guuleystay xilkaas.

“Waxaan u hambalyeynayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Pakistani  Imran Khan   guushiis maanta. Pakistan waa dal  dimoqraadii ah oo fulin kara kartida weyn ee faa’iidada dadka. Soomaaliya waxay si dhow ula shaqeyn doontaa dowladda Pakistan dhammaan dhinacyada kala duwan ee wax is dhaafsiga leh”. ayuu yiri Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo.

- Advertisement -

Imran Khan ayaa hugaaminayay kooxda  Kiriket (cricket) ah oo dalkiisa u ciyaareysay ciyaarihii Adduunka sanadii 1992, wixii xilliaas ka dambeeyay ayuu dadaal ugu jiray sidii uu siyaasadda ugu biiri lahaa, waxa uuna 1996 ku biiray siyaaasadda.

In ka badan Labaatan sano ayuu u halgamayay sidii uu  u noqon lahaa Ra’isul Wasaaraha dalkiisa balse nasiib wanaag waa uu gaaray dadaalkiisa kadib doorashadii ka dhacday Pkistan.

Khan ayaa noqon doono Ra’isul Wasaarihii laba iyo labaatanaad (22) ee dalkiisa.

Latest stories