HomeCaalamkaPuntland oo la wareegtay deegaan ay maamulayeen Al-Shabaab

Puntland oo la wareegtay deegaan ay maamulayeen Al-Shabaab

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ciidamada Puntland ayaa saaka waabirigii dib ula wareegay tuulada Af-urur oo muddo bil ku dhaw ay gacanta ku hayeen ururka al-Shabaab iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin. Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cabdi Xaashi ayaa sheegay in saakey waaberigii ay ciidamadooda dob ula wareegeen deegaanka Af-urur. Waxa uu sheegay in sinabad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Puntland ayaa saaka waabirigii dib ula wareegay tuulada Af-urur oo muddo bil ku dhaw ay gacanta ku hayeen ururka al-Shabaab iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin.

Taliye kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cabdi Xaashi ayaa sheegay in saakey waaberigii ay ciidamadooda dob ula wareegeen deegaanka Af-urur.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in sinabad ah ay deegaankaas kula wareegeen ka dib howlgal ay sameeyeen sida uu sheegay.

Deegaanka Af-urur ee Gobolka Bari ayaa waxaa mudo 20 maalmood ah gacanta ku hayey Al-Shabaab ka dib markii ay ciidamada puntland isaga baxeen deegaankaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts