HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo Turkiga uga qeyb geli doona Shir Caalami ah

Madaxweyne Farmaajo oo Turkiga uga qeyb geli doona Shir Caalami ah

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay Dalka Jabuuti ayaa  Maanta oo Jimca ah u ambabaxay Dalka Turkiga, markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa, Recep Tayyip Erdoğan.

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya Mudane , C/nuur Maxamed Axmed ayaa Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in mudane Farmaajo iyo Madaxweyne Ordogan ay ka wada hadli doonaan adkaynta xiriirka Walaaltinimo ee Labada Dal, iskaashi ku aaddan xoojinta dhaqaalaha,ammaanka,is-dhaafsiga ganacsiga iyo maalgashiga.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa inta uu Turkiga jooga wuxuu halkaas kaga qayb geli doonaa kullanka Lixaad ee ay yeelanayaan golaha wakiillada ee Xisbiga haatan talada Dalka haya ee AK Part, shirkaas oo dhici doono Berri oo ay Taariikhdu tahay 18-ka Augost.

Madaxweynaha ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jabuuti kusii sagootiyay Madaxda ugu sarreysa Dalkaas.

Latest stories