HomeCaalamkaMadaxweynaha Soomaaliya oo gaarey dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaarey dalka Turkiga

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Madaxweyne Farmaajo ayaa Saacadha soo socdo uga sii gudbi doona Magalada Ankara halkaasi oo kaga qeyb gali doono  Shirka Xisbiga Ak Party ee dalka Turkiga oo lagu martiqaaday Madaxwayne Farmaajo. […]

- Advertisement -

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxa ay gaareen Magalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Saacadha soo socdo uga sii gudbi doona Magalada Ankara halkaasi oo kaga qeyb gali doono  Shirka Xisbiga Ak Party ee dalka Turkiga oo lagu martiqaaday Madaxwayne Farmaajo.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxwayne Farmaajo waxa uu kulama la yeelan donaa Madaxwayne Erdugan iyagoona kawada hadli doona xiriirka labada Dal.

Wafdiga madaxwaynaha ayaa saakay ka amabaxay Dalka Jabuuti oo booqasho Hal Cisho ah ku joogay,isaga oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle si xal looga gaaro tabasho ay qabtay dowladda Jabuuti.

Latest stories