HomeCaalamkaDowladda Jabuuti oo soo bandhigtay mowqifkeeda xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya

Dowladda Jabuuti oo soo bandhigtay mowqifkeeda xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa waxaa looga hadlay xiriirka kala dhaxeeya Soomaaliya dowladda Jabuuti oo maalmihii la soo dhaafay aad u xumaa.

Dowladda Jabuuti ayaa dhawaan ka carootay hadal uu Asmara ka sheegay Madaxweynaha Soomaaliya ee ahaa in cunaqabateynta laga qaado Dowladda Eritrea,waxana Wasiir Maxamuud Cali Yuusuf uu qirey in uu jiray khilaafka labada dowladood.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti ayaa war qoraal ah oo uu soo dhigey Bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in xiriirka labada dowladood uu ahaan doono mid xooggan oo mudo soo jirey.

Waxa uu soo hadal qaaay booqashada Madaxweyne Farmaajo u ku jooga dalka Jabuuti,isaga oo sheegay in kulamada iyo wadatashiyada uu la leeyahay madaxda Jabuuti uu yahay mid lagu sii adkeynayo xiriirka labada dal.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay booqasho laba cisho ah waxa ay uga bilaabatey dalka Jabuuti,waxaan warar soo baxaya ay sheegaayan in Madaxweynaha Soomaaliya uu Madaxweyne Geelle ka qanciyey tabashadii ay ka muujiyeen hadalkii uu ka sheegay Asmara.

- Advertisement -

Sikastaba dowladda Jabuuti ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha taageera Soomaaliya,waxana Gobolka Hiiraan ka jooga Ciidamo farabadan oo ku howlgalla Magaca AMISOM,iyaga oo Ciidamada Dowladda ka taageera dagaalka Al-Shabaab.

Latest stories