HomeCaalamka(Warbixin) Muhiimad caynkee ah ayey leedahay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Jabuuti?

(Warbixin) Muhiimad caynkee ah ayey leedahay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Jabuuti?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa lagu wadaa in maanta dalka Jabuuti ay booqasho rasmi ah uga bilaaban doonto Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Farmaajo waxa uu kulan la yeelan doonaa dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, si ay uga wada xaajoodaan madmadowga dhawaantan soo kala dhexgalay xiriirka dublumaasiyadeed ee labada dal. Dabayaaqadii bishii July ayey aheyd markii uu Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa lagu wadaa in maanta dalka Jabuuti ay booqasho rasmi ah uga bilaaban doonto Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Farmaajo waxa uu kulan la yeelan doonaa dhiggiisa dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, si ay uga wada xaajoodaan madmadowga dhawaantan soo kala dhexgalay xiriirka dublumaasiyadeed ee labada dal.

- Advertisement -

Dabayaaqadii bishii July ayey aheyd markii uu Madaxweyne Farmaajo booqasho ku tegay dalka Eritrea, middaas oo dowladda Jabuuti ay si kulul uga soo horjeesatay hadal ay sheegtay in Farmaajo uu ku taageeray in Eritrea laga qaado cunaqabatayntii saarnayd tan iyo sannadkii 2009.

Falanqeeye Siyaasadeed Dr Ibraahim Faarax Bursaliid ayaa sheegay in booqashada ay muhiim u tahay in la wada hadlo,isla markaana xal laga gaaro mad madow soo kala dhexgalay Soomaaliya iyo Jabuuti markii Madaxweyne Farmaajo uu tegay Magalada Asmara.

Waxaa kaloo uu sheegay in booqashadaan ay sidoo kale uu Madaxweyne Farmaajo ka qancin doono dowladda Jabuuti oo saaxiib dhow la’ah Soomaaliya caradii ay ka muujiyeen hadalkii uu madaxeeyne farmaajo ku codsaday in cunaqabateynta laga qaado Dowladda Eritrea.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts