HomeCaalamkaDaawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-doonka ah oo Guur ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-doonka ah oo Guur ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa waxaa looga hadlay Haween Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo looga faa’iideestay dhaqaalo xumo heysata in rag ka yimaada dalka dibadiisa ay sixun ula dhaqmeen. Warbixinta oo aheyd mid dokometeri ah ayaa waxaa diyaariyey Wariye Jamaal Cusmaan,waxana lagu soo bandhigay Haween sheegayey […]

- Advertisement -

Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga leeyahay dalka Ingiriiska ayaa waxaa looga hadlay Haween Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo looga faa’iideestay dhaqaalo xumo heysata in rag ka yimaada dalka dibadiisa ay sixun ula dhaqmeen.

Warbixinta oo aheyd mid dokometeri ah ayaa waxaa diyaariyey Wariye Jamaal Cusmaan,waxana lagu soo bandhigay Haween sheegayey in Rag ka yimid dalka dibadiisa ay ku maran habaabiyeen Guur beenaad iyo haween kale oo sheegayey in Waalidiintooda ay deyriyeen.

- Advertisement -

“Waxaan la kulanaa Rag iskula socda Saddex Saddex  oo mid ka mid ah Wadaad iska-dhigaya,waxana meesha ka dhaca in ay nagu mehehrsadaan guur  been abuur ah,markii raga qaarkood ay qurbaha ku laabtaan la iska iloobo Guurkii oo loogu magacdhabo’Guur Dalxiis’ ayay qaarkood ku sheegeen Warbixinta.

Muuqaalka Warbixinta qaarkood ayaa waxaa lagu arkayaa Haweenka Soomaalida qaarkood oo ilmeynaya,iyaga oo sheegay in Noloshooda ay naceyn.

Warbixinta oo aad u dheer Hoos Ka Daawo Waxaana diyaariyey Wariye Jamaal Cusmaan.

- Advertisement -

Latest stories