HomeCaalamkaAkhriso:-Imise Agaasime ayaa soo martey Madaxtooyada tan iyo markii uu xilka la...

Akhriso:-Imise Agaasime ayaa soo martey Madaxtooyada tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweyne Farmaajo?

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Tan iyo markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo uu la wareegay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa Madaxtooyada Soomaaliya soo maretay Afar Agaasime,kuwaas oo siyaabo kala duwan xilalka looga qaaday.

Agaasimayaasha loo Magacaabay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa kala ah.

- Advertisement -

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa yeelatay illaa Afar Agaasime tan iyo markii Madaxweyne Farmaajo xilka la wareegay.

Agaasimihii ugu  horreeyay ayaa waxaa ahaa Cali Fiqi  isaga oo si KMG ah xilkaas loogu dhiibey.

Agaasimaha labaad ayaa waxaa loo Magacaabey  Abuukar Baalle

- Advertisement -

3-Agaasimaha saddexaad ayaa waxaa noqday  Fahad Yaasiin oo la aaminsan yahay in uu yahay Shaqsiga kala wada dowladda Soomaaliya.

Ugu dambeyn Agaasimaha Afaraad ayaa waxaa xalay Madaxtooyada Soomaaliya uu u  Magacaabay Madaxweyne Farmaajo Dr. Aamina Siciid.

Latest stories