HomeWararAkhriso:-Halkee ku dambeeyaan Saraakiishii Nabadsugida ay Jubbaland xireyn(Warbixin)

Akhriso:-Halkee ku dambeeyaan Saraakiishii Nabadsugida ay Jubbaland xireyn(Warbixin)

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu xirey Taliye dowladda Soomaaliya u Magacaawday Hay’adda Nabadsugida Jubbaland iyo ku xigeenkiisa. Saraakiisha la xirey ayaa lagu kala magacaabaa Cali Mire Ducaale oo ah taliyaha iyo ku xigeenkiisa Maxamed Ibraahim,waxana Saraakiisha Nabadsugida Jubbaland  sheegeen in ay u xireyn sababo lax […]

- Advertisement -

Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose lagu xirey Taliye dowladda Soomaaliya u Magacaawday Hay’adda Nabadsugida Jubbaland iyo ku xigeenkiisa.

Saraakiisha la xirey ayaa lagu kala magacaabaa Cali Mire Ducaale oo ah taliyaha iyo ku xigeenkiisa Maxamed Ibraahim,waxana Saraakiisha Nabadsugida Jubbaland  sheegeen in ay u xireyn sababo lax iriira in aan lagala tashan.

- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah ayaa labda Sarkaal waxa ay saraakiisha Nabadsugida Jubbaland ay sheegeen in ay u soo celin doonaan Magalada Muqdisho oo markii hore ay ka baxeen.

Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Amniga weli kama hadlin dhacdadaas Saraakiisha lagu xirey Kismaayo,iyada oo ay tahay markii labaad ee Saraakiil dowladdu dirto lagu xayiro Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

Latest stories