HomeCaalamkaDhageyso:-Safaarada Soomaaliya ee dalka Malaysia & Ardayda waxka barata dalkaas oo kulan...

Dhageyso:-Safaarada Soomaaliya ee dalka Malaysia & Ardayda waxka barata dalkaas oo kulan muhiim ah yeeshay+Sawirro

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Magalada Kuala Lumpur ee dalka Malesia waxaa kulan ku yeeshay Ardayda Soomaaliyeed ee  waxka barata  dalkaas iyo madaxda Safaarada Soomaaliya ee Maleysia kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah. Kulankaas oo ahaa mid xog wareysi ah ayaa ah mid Saddexdii bilood mar la qabto kaas oo lagula socdo qaabka ay wax u bartaan Ardayda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Kuala Lumpur ee dalka Malesia waxaa kulan ku yeeshay Ardayda Soomaaliyeed ee  waxka barata  dalkaas iyo madaxda Safaarada Soomaaliya ee Maleysia kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah.

Kulankaas oo ahaa mid xog wareysi ah ayaa ah mid Saddexdii bilood mar la qabto kaas oo lagula socdo qaabka ay wax u bartaan Ardayda iyo sidii loga warqabi lahaa.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Ardayda Soomaaliyeed ee waxka barata dalka Malesia Maxamed Cabdiraxmaan Ismaaciil(Timoos) oo Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey waxyaabahihii ay ka wada hadleen.

Waxa uu sheegay in kulankuu uu ahaa mid Madaxda Safaarada ay ku ogaaneysay waxbarashada Ardayda waxka barata dalka Malesia,isla markaana kulankooda la isugu soo hadal qaaday,sidii ardayda loogu fududeyn lahaa waxyaabaha ay uga baahdaan dalkaas.

Waxaa wax laga weeydiiyey Warar ay Warbaahinada qaarkood ay qoreen oo ahaa in khilaaf uu soo kala dhexgalay Safaarada iyo Guddiga Ardayda ayuu sheegay in warkaas ay baahiyeen dad warxumo tashiil ah,isla markaana aysan jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeya.

- Advertisement -

Wareysiga oo dhinacyo badan uu uga hadlay Hoos Ka Dhageyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts