HomeCaalamkaCiidamada Liyuu Boolis oo diley Dad Oromo ah iyo xiisad ka dhalatay

Ciidamada Liyuu Boolis oo diley Dad Oromo ah iyo xiisad ka dhalatay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Sida uu sheegay mid ka mid ah Mas’uuliyiinta Qowmiyada Oromada ciidamada liyuu Boolis ayaa waxa ay dileyn 31 ka mid ah Qowmiyada Oromada ka dib markii ay rasaas ku fureen dadkaas.

Dilka dadkaas ayaa waxa uu ka dhacay gobolka Oromada,waxana la sheegay in dadka dhintey ay isugu jiraan carruur iyo dad waayeel ah,isla markaana si bareer ah loo dilay.

- Advertisement -

Mas’uulka ka tirsan Oromada ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in 31 qof ee la diley ay ku jiraan shan dumar ah,taasina ay walaac ku abuurtay Haweenka ku sugan Gobolada ay ku badan yihiin Oromada.

Si kastaba weli dhankooda majirto wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha ciidamada liyuu boolis,waxana la sheegay in dilka dadkaas ay salka ku heyso rabshadaha ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Latest stories