HomeWararCiidamada Dowladda oo howlgallo qorsheyan ka wada deegaano ku teedsan Wabiga Shabeelle

Ciidamada Dowladda oo howlgallo qorsheyan ka wada deegaano ku teedsan Wabiga Shabeelle

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

 

Ciidamada dowladda federaalka oo ay la socdaan kuwa howlgalka Amisom ayaa weerar culus ku qaaday duhurnimadii maanta deegaanka Basra ee duleedka degmada Balcad ee  gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada is-garabsanaya ay dhowr jiho ka weerareen saldhig ay al-Shabaab ku leeyihiin deegaanka Basra ee duleedka Balcad.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu jiro weerar dhinaca cirka oo howl-galka qeyb ka ah inkastoo aanu masuuliyiin si rasmi ah xaqiijinin arrintaasi.

Al-Shabab ayaa bilahii ugu dambeyay weeraro ka soo abaabulayay deegaanka Basra iyagoo wadada isku xirta Balcad iyo magaalada Jowhar ka dhigay maritaankeeda mid aad u halis badan marka ay timaaddo masuuliyiinta maamulka Hir-Shabeelle iyo ciidamada dowladda federaalka.

Ma jiro illaa iyo hadda war rasmi ah oo sheegaya qasaaraha ka dhashay weerarkaasi.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories