HomeCaalamkaCiidamada dowladda oo duleedka Muqdisho ku qabtay Rag weeraray Xarun Ciidan

Ciidamada dowladda oo duleedka Muqdisho ku qabtay Rag weeraray Xarun Ciidan

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ciidammo ka tirsan Guutada qeybta 12-ka April ee Xoogga dalka Soomaaliyeed oo Bar Koontarool  ku leh deegaanka Calamada ayaa ka hortagay weerar gaadmo ahaa oo ay soo qaadeen shan nin oo ka tirsan Al-shabaab, ciidanka ayaa gacanta ku dhigay shanta nin oo uu ka mid ah dhaawac yahay.

Sidoo kale ciidanka waxa ay qabsadeen gaarigii raggaas ay wateen oo isu soo ekeysiiyey Baabuur Safar ah.

- Advertisement -

Sargaal  ka tirsan qeybta 12-ka April ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyey in ay hayeen warka la xiriira Al-Rag Shabaab ka tirsan oo weerar ku soo ah, ayna u diyaar garoobeen, isla markaana sidii ay wax u qorsheysteen ay u suurogashay.

Waxa uu intaa ku daray Sargaalka ciidammada ka tirsan in magaalada Muqdisho loo soo qaaday 5-ta rag ee ay Al-shabaab  ka qabsadeen iyagoo nool.

Al-Shabaab dhankooda kama hadlin warka ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka ee ku aadan in la qabtay Shan ka tirsan,kuwaas oo weeraray Xarun Ciidan.

Latest stories