HomeCaalamkaAkhriso:-Hormuud oo War ka soo saartay Ciidamada Kenya oo gubay Xarun ay...

Akhriso:-Hormuud oo War ka soo saartay Ciidamada Kenya oo gubay Xarun ay laheyd Shirkadda

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxda Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa waxa ay War-Saxaafadeed ka soo saareen Ciidamada Kenya oo gubay xarun ay ku laheyd Shirkadda Tuulada Calibuley oo 30KM dhanka waqooyi uga beegan Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa looga hadlay in Ciidamada kenya ay tahay Xaruntii 6aad ay bur buriyaan,iyaga oo sheegay in ay hakad galeen howlihii ama Shaqadii ay u hayeen Shacabka deegaanada ay ku yaalaan Xarumihii la bur buriyey ee Shirkadda Hormuud.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka oo dhameystiran.

Warsaxaafadeed Hormuud Cali-Bulleey

Latest stories