HomeCaalamkaXubna ka socda ONLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya oo Kulmaya

Xubna ka socda ONLF iyo Dowladda Federaalka Itoobiya oo Kulmaya

Date:

Related stories

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...
- Advertisement -

Xubna sare oo ka socda Jabhadda ONLF ayaa fiidnimadi xalay  waxa ay gaareen  magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya,iyada oo siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyey.

Wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare oo ka tirsan Jabhadaas.

- Advertisement -

Maanta ayaa waxaa la filayaa in Magalada Adis Ababa ay ku kulmaan Mas’uuliyiin ka tirsan Ururka ONLF iyo dowladda Federaalka Itoobiya si ay uga wada hadlaan arrimo dhowr ah.

Dowladda federaalka Itoobiya iyo ONLF ayaa mudo tobaneeyo Sanno ah waxaa ka dhaxeeyey dagaal sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac aad u farabadan,waxana dhawaan uu heshiis ku dhexmaray Wadanka Eleteria.

Afhayeenka Ururka ONLF Cabduqaadir Cadaani(Hirmooge) iyo Xubnaha la socda ayaa sidoo kale waxa ay Adis Ababa kula kulmi doonaan Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u nool gudaha dalkaas.

Latest stories