HomeCaalamkaXiisad ka taagan Gobolka Mudug iyo Odayaal loo xir xirey

Xiisad ka taagan Gobolka Mudug iyo Odayaal loo xir xirey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maalmihii la soo dhaafay waxaa xiisad colaadeed oo u dhaxeysay laba beelood ay ka taagneyd deegaano ka tirsan Gobolka Mudug,waxaana lagu soo warayamayaa in xiisadaas qeyb ka mid ah xal laga gaarey. Deegaanka kalabeyr ee degmada Bursaalax ee  Gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay dilal aanooyin qabiil,waxaana halkaasi gaarey Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Bursaalax,Culumadiin iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay waxaa xiisad colaadeed oo u dhaxeysay laba beelood ay ka taagneyd deegaano ka tirsan Gobolka Mudug,waxaana lagu soo warayamayaa in xiisadaas qeyb ka mid ah xal laga gaarey.

Deegaanka kalabeyr ee degmada Bursaalax ee  Gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacay dilal aanooyin qabiil,waxaana halkaasi gaarey Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Bursaalax,Culumadiin iyo madax kale si xal looga gaaro xiisadaas.

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Mudug Puntland ayaa waxa ay sheegeen in xiisadaas loo xirey 10 Oday dhaqameed oo kasoo kala Jeeda Beelaha walaalaha ah  ee dhawaan dagaalku ku dhexmaray degmada Bursaalax ee gobolka Mudug.

Sababta loo xirey Odayaasha ayaa waxaa lagu sheegay in ay diideen in ay Maamulka kusoo wareejiyaan gacan ku dhiiglayaal dilal geystay oo labada dhinac ka soo kala keeda,kuwaas oo loogu baaqay in ay ka qeyb qaataan xalinta xiisadaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts