HomeCaalamkaSawirro:-Ciidamada Kenya oo burburiyey Xarun ay laheyd Shirkada Isgaarsiinta Hormuud

Sawirro:-Ciidamada Kenya oo burburiyey Xarun ay laheyd Shirkada Isgaarsiinta Hormuud

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degamda dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Kenya ay burburiyeen Xarun Shirkadda Isgaarsiinta Jormuud ku laheyd deegaan duleedka ka ah degamdaas.

Ciidamada Kenya ayaa la sheegay in Miino ay ku xireen ka dibna ay ku qarxiyeen laanta Hormuud ee tuulada Calibuley oo 30KM dhanka woqooyi uga beegan degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose.

- Advertisement -

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ay haatan hawada ka maqan tahay Isgaarsiinta deegaanka  Calibuley,sidoo kalena taasi ay saameyn weyn ku yeelatay dhaq dhaqaaqii  Ganacsiga, maadama ay dadku isticmaalaan adeegga EVC Plus.

Todobaadkii hore ayay aheyd markii Ciidamada Kenya ay bur buriyeen Xarun Shirkada Hormuud ku leedahay  tuulada Dhuuntooy oo ka tirsan deegaanka Dhamase ee Gobolka Gedo,iyaga oo sidoo kale dilay Shaqaale ka tirsanaa shirkadaas.

Latest stories