HomeCaalamkaGuddoomiyaha Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo soo bandhigay qodob ay ka tabanayaan...

Guddoomiyaha Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo soo bandhigay qodob ay ka tabanayaan DFS

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shan Sanno ayaa laga joogaa Aas’aaska Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee loo soo gaabiyo (AGA),waxaana dalka Jabuuti lagu aas’aasay 26-kii Bishii june Sanadkii 2013kii,iyada oo Maanta Muqdisho lagu qabtay Munaasabad loogu dabaal degayey. Munaasabada waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo mas’uuliyiin kale oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shan Sanno ayaa laga joogaa Aas’aaska Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee loo soo gaabiyo (AGA),waxaana dalka Jabuuti lagu aas’aasay 26-kii Bishii june Sanadkii 2013kii,iyada oo Maanta Muqdisho lagu qabtay Munaasabad loogu dabaal degayey.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo mas’uuliyiin kale oo ka socda dowladda iyo Bulshada Rayidka.
Guddoomiyaha  Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga Dr, Maxamed Daahir Afrax oo la hadlay Dalsan Tv ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay qoondo ka siisay Miisaaniyadda Sanadkaan,balse ilaa iyo hadda aysan helin miisaaniyadii loogu talo galay.
Hoos Ka Daawo Warbixinta Warkaan iyo Wariye Saleemaan Xaaji Axmed Raage.

 

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts