HomeCaalamkaCiidamo dagaal la geli lahaa oo Gadooday

Ciidamo dagaal la geli lahaa oo Gadooday

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Askarta ku sugan Waqooyiga Nigeria ayaa ka gadooday qorshe lagu doonayay in markale lagaga hawlgaliyo jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah malayshiyada jihaad doonka ah ee Boko Xaraam. Ciidammada ayaa gadoodkooda ku muujiyay xabbado ay kor u fureen dhawr saacadood, waxayna diideen in ay raacaan diyaaraddii qaadi lahayd si ay u dagaal galaan. Dowladda  Nigeria  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askarta ku sugan Waqooyiga Nigeria ayaa ka gadooday qorshe lagu doonayay in markale lagaga hawlgaliyo jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah malayshiyada jihaad doonka ah ee Boko Xaraam.

Ciidammada ayaa gadoodkooda ku muujiyay xabbado ay kor u fureen dhawr saacadood, waxayna diideen in ay raacaan diyaaraddii qaadi lahayd si ay u dagaal galaan.

- Advertisement -

Dowladda  Nigeria  ayaa waxa ay daagal kula jirtaa Kooxda Boko Xaraam,iyada oo adgaalkoodu uu yahay mid mudo sanado ah soo jiimayey,kaas oo ku saleysan mid diimeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts