HomeCaalamkaToogasho lagu dhaawacay dad ay ku jiraan Carruur

Toogasho lagu dhaawacay dad ay ku jiraan Carruur

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Laba caruur ayaa ka mid ah dadkii ku dhawaacmay weerarka toogashada ee ka dhacay agagaarka Moss Side ee magaalada Manchester, booliska ayaa sidaasi sheegay.

Booliska ayaa sheegay in dhibaneyaasha ay kamuuqdeen dhaawacyo fudud balse nin ka mid ah ayaa dhaawac culus ah oo isbitaalka la dhigay.

- Advertisement -

Toogashada ayaa ka dhacday waddo xaflad ay ka dhacaysay.

Taliyaha booliska ee magaalada Manchester ayaa sheegay in dhawaacyada aysan ahayn kuwa culus uuna rajeeynayo in goordhow dhaawacyada isbitalka laga soo saari doono.

Waxa u intaasi ku daray in toogashada ay ahayd ficil masuuliyad darro ah.

- Advertisement -

Ninka cisbitalka ku jira ayaa sheegay in dhaawiciisu uu culus yahay balse ay haatan xaaladiisu wanagsanthay.

Weli ma cadda in dhaawiciiisu uu sababay firirka kaliya iyo in kale, waxaa sidaasi yiri booliska.

Dr Erinma Bell oo u ololeeysa ka hortagga khalalasaha ee Moss Side ayaa BBC-da u sheegtay in ay aminsatahay in toogahada uu geeystay hal nin oo kaliay balse arrintan boliska ma aysan xaqiijin.

Xafladan oo loogu magacdaray Caribbean ayaa la qabtaa xilliga kuleylaha tan iyo 1972, taas oo ay ka soo qeyb galaan kumanaan qof

Latest stories