HomeCaalamkaSoomaaliland oo xukun ku riday Wadaad Caanka ah & Dhalinyaro la socotay

Soomaaliland oo xukun ku riday Wadaad Caanka ah & Dhalinyaro la socotay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunni) oo ka mid ah Wadaada Caanka ka ah deegaanada Soomaaliland. Sheekha ayaa Sanadkii 2017,waxaa Xabsiga dhigay ciidamada Booliska Soomaaliland,isaga iyo 7 dhalinyaro ah,iyada oo lagu eedeeyey falal la xiriiria argagaxisanimo iyo kicin dadweyne ka dib khudbad uu ka jeediyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamada Magalada Hargeysa ayaa Maanta waxa ay xukun ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunni) oo ka mid ah Wadaada Caanka ka ah deegaanada Soomaaliland.

Sheekha ayaa Sanadkii 2017,waxaa Xabsiga dhigay ciidamada Booliska Soomaaliland,isaga iyo 7 dhalinyaro ah,iyada oo lagu eedeeyey falal la xiriiria argagaxisanimo iyo kicin dadweyne ka dib khudbad uu ka jeediyey mid ka mid ah Masaajidyada Waaweyn ee Magalada Hargeysa.

- Advertisement -

Maxkamada Hargeysa ayaa ugu dambeyn Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame(Aadan Sunni) waxa ay ku xukuntay xabsi muddo 5-sano ah halka 7 dhalinyarada kale ahaa ee horay loola xirey lagu xukumay Xabsi u dhaxeeya 1-9 Sanno.

Soomaaliland ayaa waxaa ay horey xukuno u badan xabsi ku riday,Siyaasiyiin,Odayaal iyo Wariyeyaal wallow intooda badan lagu siidaayey cafis madaxweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts