HomeCaalamkaSawirro:-AMISOM iyo jubbaland oo isku-raacay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Sawirro:-AMISOM iyo jubbaland oo isku-raacay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

 

Magalada Kismaayo ee xarunta Dowlad goboleedka Jubbaland waxaa maanta kulan ku yeeshay Saraakiil ka socotay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM kuwaas oo Maanta gaarey Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

Kulanka oo ka dhacay Guriga Martida ayaa waxaa ku sugnaa Madaxweyne Ku-Xigeenka Koobaad ee dowlad-goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan Madaxa Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya iyo Saraakiil kale.

Intii uu kulanka socday ayaa waxaa diirada lagu saarey Horumarinta Qorshayaasha Arimaha Ammaanka ee dowlad-goboleedka Jubbaland iyo sidii loo dardar galin lahaa howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab,sida uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.

Waxa uu Ciidamada AMISOM ku amaanay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay ka wadaan deegaano ka tirsan Jubbaland,waxa uuna ka dalbaday in ay kala Shaqeeyaan sidii loo furi lahaa wadooyinka u xiran Al-Shabaab.

- Advertisement -

Madaxa Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya, ayaa waxa uu sheegay in Jubbaland ay guulo waaweyn ka gaartay dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab,waxana saraakiisha AMISOM eek u sugan deegaanada Jubbaland ku amray in ay bilaabaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab.

Latest stories