HomeCaalamkaSacuudiga oo cadeeyey sababta uu u soo celiyey Xoolo laga dhoofiyey Somalia

Sacuudiga oo cadeeyey sababta uu u soo celiyey Xoolo laga dhoofiyey Somalia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Dhawaan dowladda Sacuudiga waxaa ay dalkeeda ka soo celisay markab siday Xoolo farabadan  oo laga dhoofiyey Dekada Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana dowladda Sacuudiga cadeysay sababtii ay u soo celisay Xoolahaas. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Deegaanka, Dhirta iyo Biyaha Sacuudiga ayaa waxaa lagu sheegay in xoolahaas lagu sameeyey baaritaano,isla markaana la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhawaan dowladda Sacuudiga waxaa ay dalkeeda ka soo celisay markab siday Xoolo farabadan  oo laga dhoofiyey Dekada Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,waxaana dowladda Sacuudiga cadeysay sababtii ay u soo celisay Xoolahaas.

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Deegaanka, Dhirta iyo Biyaha Sacuudiga ayaa waxaa lagu sheegay in xoolahaas lagu sameeyey baaritaano,isla markaana la ogaaday in ay qabaan cudurka ku dhaca xoolaha ee loo yaqaano (Rift Valler).

- Advertisement -

27,000 oo neef ari ahaa ayaa baaritaano ka dib ay dowladda Sacuudiga Go’aansatay in dib loogu soo celiyo Soomaaliya,iyada oo lagu wado in markab sida  uu soo gaaro dekada Magalada Boosaaso.

Dowladda Soomaaliya weli kama hadlin tallaabada Sacuudiga uu dalkiisa uga soo celiyey Markab siday xoolo farabadan oo laga dhoofiyey Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts