HomeWararGaari lagala baxsaday Bangiga Soomaaliland iyo Saraakiil ka hadashay

Gaari lagala baxsaday Bangiga Soomaaliland iyo Saraakiil ka hadashay

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in adabley hubeysan ay la baxsadeen gaari uu lahaa Bangiga Soomaaliland kaas oo yaallay Xarunta Bangiga ku leeyahay Magaalada Ceerigaabo. Gaariga oo noociisu yahay Toyota Hilux ayaa la sheegay in dableyda ay Xarunta Bangiga kala baxeen,isla markaan aan la ogeyn halka lala aaday Wararka qaar ayaa waxa ay […]

- Advertisement -

Warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in adabley hubeysan ay la baxsadeen gaari uu lahaa Bangiga Soomaaliland kaas oo yaallay Xarunta Bangiga ku leeyahay Magaalada Ceerigaabo.

Gaariga oo noociisu yahay Toyota Hilux ayaa la sheegay in dableyda ay Xarunta Bangiga kala baxeen,isla markaan aan la ogeyn halka lala aaday

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Ragga la baxsaday gaariga ay yihiin kuwo taabacsan Sarkaal shalay ka goyestay Soomaaliland oo lagu Magacaabo Jamaal Baaxad.

Xiisada ka dhalatay la baxsashada gaarigaas ayaa Maanta ka taagan Magalada Ceerigaabo,waxaana Saraakiil k atirsan Ciidamada Soomaaliland ay sheegeen in ay baadi goob ugu jiraan Gaarigaas.

Latest stories