HomeWararFaah faahin:Dagaal khasaaro geystay oo dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab

Faah faahin:Dagaal khasaaro geystay oo dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal  geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Maanta deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaano hoostaga degmada lambar konton ee Gobolkaas,waxaana la sheegay in uu yimid ka dib markii ay Al-Shabaab soo weerareen […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal  geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo Maanta deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaano hoostaga degmada lambar konton ee Gobolkaas,waxaana la sheegay in uu yimid ka dib markii ay Al-Shabaab soo weerareen fariisin ay ku sugnaayeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa waxaa ay Dalsan u sheegeen in dagaalka xoogiisa uu Maanta ka dhacay deegaanada kala ah  Buushka iyo deegaano kale,isla markaana ay iska-difaaceen Al-Shabaabkii weerarka ku soo qaaday.

Saraakiishu masheegin khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee dagaalkaas labada dhinac ka soo gaarey.

Dhinaca kale  dadka deegaanada lagu dagaalamay ayaa waxa ay sheegeen in ay cabsi soo wajaahday maadaama dhowr mar uu halkaasi ka dhacay dagaalka u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab.

Latest stories