HomeCaalamkaCiidamada federaalka Itoobiya oo la wareegay deegaano ay ku dagaalameen Oromada iyo...

Ciidamada federaalka Itoobiya oo la wareegay deegaano ay ku dagaalameen Oromada iyo Somalida

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Shir Jaraa’id uu Maanta Magalada Adis Ababa  ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ka hadlay xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya,kuwaas oo wada dagaalamay. Waxa uu sheegay Ra’iiusl Wasaare Abiy Axmed in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay si buuxda ula wareegeen deegaanadii lagu dagaalmay,isla markaana xaalada deegaanadaas ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir Jaraa’id uu Maanta Magalada Adis Ababa  ku qabtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ka hadlay xiisada colaadeed ee u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya,kuwaas oo wada dagaalamay.

Waxa uu sheegay Ra’iiusl Wasaare Abiy Axmed in Ciidamada Federaalka Itoobiya ay si buuxda ula wareegeen deegaanadii lagu dagaalmay,isla markaana xaalada deegaanadaas ay yihiin kuwa aad u wanaagsan.

- Advertisement -

Odayaasha labada dhinac ayuu sheegay in lagala hadli doono islamarkaana miiska wadahadalka la isugu keenayo labada dhinac ee ay colaadda u dhaxeyso.

Gaba gabada waxa uu ugu baaqay labada dhinac ee Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya in ay xaalada qaboojiyaan,isla markaana sinabad ah ay ugu wada noolaadaan.

Colaada u dhaxeysa Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya ayaa waxaa la xaqiijiyey in ay ku barakaceyn,iyada oo ay ku faaftay deegaano horleh oo ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts