HomeCaalamkaSacuudiga oo ku dhawaaqay tallaabo labaad oo ka dhan ah dowladda Canada

Sacuudiga oo ku dhawaaqay tallaabo labaad oo ka dhan ah dowladda Canada

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Dowlada sacuudiga ayaa diiday in bukaanada u dhashay dalkeeda lagu soo daweeyo wadanka canada iyadoo labada dal uu sii xumaanayo xiriirka u dhaxeeya kadib markii safiirka canada laga eryay caasimada Riyaad.

Boqortooyada ayaa war ka soo baxay waxaa sidoo kale ay sheegtay in ay bukaanada ku jira isbitaalada ku yaal wadanka Canada laga saarayo si ay daweyn caafimaad loogu geeyo dalalka Kale.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan wasaarada arimaha dibeda sacuudiga ayaa warbixintaan waxay u xaqiijiyeen maanta wakaalada wararka ee sacuudiga ee Saudi press agency SPA.

Wasiirka Arimaha dibeda sacuudiga Adel al-Jubeir ayaa sheegay in bukaanada dalkiisa mardanbe daaweyn caafimaad aysan ka dalban doonin wadanka Canada.

Maalin ka hor bayey aheyd markii boqortooyada sacuudiga ay safiirkii canada ugu baaqday in uu ka baxo dalkeeda waxaana ay u yeertay safiirkeedii dalka canada.

- Advertisement -

Canada ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay shaqsiyaadka u ololeeya xuquuqda aadanaha ee dowlada sacuudiga ay xirtay taasi oo keentay in boqortooyada ay caro ka muujiso warkaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories