HomeCaalamkaDiyaarado duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Diyaarado duqeyn ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Saakay Waaberigii diyaaradaha dagaalka dalka Kenya waxa ay duqeyn khasaaro geysatay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolla Gedo. Diyaaradaha ayaa waxaa la sheegay in ay duqeyn ka geysteen  Tuulada Laan-qurac oo u dhaxeysa degmooyinka Ceel-waaq iyo Balad-xaawo,waxaana ku geeriyooday dad shacab ah. Dadka ku dhintay duqeynta ayaa waxaa ku jira Mid ka mid ah odayaasha Tuulada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saakay Waaberigii diyaaradaha dagaalka dalka Kenya waxa ay duqeyn khasaaro geysatay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolla Gedo.

Diyaaradaha ayaa waxaa la sheegay in ay duqeyn ka geysteen  Tuulada Laan-qurac oo u dhaxeysa degmooyinka Ceel-waaq iyo Balad-xaawo,waxaana ku geeriyooday dad shacab ah.

- Advertisement -

Dadka ku dhintay duqeynta ayaa waxaa ku jira Mid ka mid ah odayaasha Tuulada duqeynta ay ka dhacday,halka ilaa Saddex  kale oo ay ku jiraan hooyo iyo Cunugeedana uu soo gaaray dhaawac xooggan.

Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in tuulada duqeynta ka dhacday ay ka barakaceen in ka badan 60 qoys oo xoolo dhaqato ah,kuwaas oo ka cabsi qaba in waxyeelo ka soo gaarto duqeymaha ay ciidamada kenya geystaan.

Duqeyntii Maanta laga fuliyey deegaano ka tirsan gobolka Gedo weli saraakiisha ciidamada Kenya iuo kuwa Maamulka Jubbaland kama hadlin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts