HomeCaalamkaDowladda Somalia oo sheegtay in uu isku-soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Dowladda Somalia oo sheegtay in uu isku-soo dhiibay Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

C/raxamaan Xuseen Wardheere oo Alshabaab ay ugu yeeri jireen Bilaal, ayaa maanta warbaahinta Qaranka u sheegay in uu ka baxay Alshabaab oo sida uu sheegay muddo 12 sano uu kamid ahaa.

Waxa uu  dowladda Soomaaliya ugu mahadceliyay sida loo soo dhaweeyay, waxaana uu ka sheekeeyay siddii uu uga soo baxay  Alshabaab oo uu mudo ka tirsanaa.

- Advertisement -

“waxaan ka xumahay dhiabatadii  Alshabaab u geysteen shacabka Soomaaliyeed muddadii aan kamid ahaa waana  ka qoomameynayaa, aad ayaana uga  xumahay dhibaatadaasi,waxaan cafis weydiistay shacabka Soomaaliyeed ayuu yiri C/raxamaan Xuseen Wardheere.

C/raxamaan Xuseen Wardheere Bilal, ayaa sheegay in farqi weyn uusan u dhexeynin Alshabaab iyo daacish, hase yeeshee waxaa ay isku hayaan ay tahay xukun iyo maamul.

Cafiska Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo uu u fididyey Alshabaab ayaa u suurtagelisay C/raxamaan Xuseen Wardheere Bilal iyo inta lamidka ah ee go’aansatay ka bixitaanka Alshabaab.

Latest stories