HomeCaalamkaDEG DEG:-Ciidamada Itoobiya oo Gacanta ku dhigey Madaxweynihii hore ee DDS Itoobiya

DEG DEG:-Ciidamada Itoobiya oo Gacanta ku dhigey Madaxweynihii hore ee DDS Itoobiya

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wararka inaga soo gaaraya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ay ciidammada militariga federaalka la tageen.

Balse dad ku sugan Itoobiya ayaa inoo xaqiijiyay in Cabdi Maxamuud cumar la qabtay.

- Advertisement -

Ilaa hadda lama garanaya halka ay u kaxaysteen ciidammada militariga.

Shalay ayay ahayd markii madaxweynahii dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu xilka iska casilay,isla markaana madaxweynaha cusub loo magacaabay Axmed Cabdi Sheikh Maxamed.

Latest stories