HomeCaalamkaWasaaradda Arrimaha Dibada oo jawaab ka bixisay falkii Ciidamo hubeysan ku galeen...

Wasaaradda Arrimaha Dibada oo jawaab ka bixisay falkii Ciidamo hubeysan ku galeen Xarunta Wasaaradda

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa looga hadlay dhacdadii Sabtidii la soo dhaafay ka dhacday Xarunta Wasaaradda,isla markaana Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya ay ku galeen Xaruntaas,iyaga oo doonayey in ay xiraan Wasiir ku xigeenka Wasaaradaas Muqtaar Mahad Daa’uud.

Wasaaradda ayaa cambaareysay falkaas,iyada oo ku tilmaamtay in uu ahaa mid lagu sumcad dilayey mas’uul dowladeed oo xilkiisa gudanaya,waxa ayna been abuur ku tilmaamtay eedeyntii la xiriirtay musuq maasuqa oo ay Wasiir ku xigeenka u jeediyeen Xeer ilaaliyaha iyo Hanti dhowraha Qaranka Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Soomaaliya.

Latest stories