HomeCaalamkaHooyo iyo 4 Caruur ah ay dhashay oo hal goob lagu Diley

Hooyo iyo 4 Caruur ah ay dhashay oo hal goob lagu Diley

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Magaalada Diri-dhaba waxaa shalay ka dhacay rabshado ay ku dhinteen dad Soomaaliyeed – waxaana dadkaasi kamid ah qoys reer Jabuuti ah oo ka kooban hooyo iyo afar caruurteeda ah.

Maxamed Axmed Buuni, oo ka tirsan ehelka hooyada iyo carruurta la dilay ayaa sheegay in Xaas uu qabay Walaalkiis  iyo Afar Carruur ah ay dhashay hal goob lagu wada dilay, ka dib markii ay saameysay rabshadihii ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Walaalkiisa Maxamed Maxamuud Buuni ee xaaskiisa la dilay uu ka mid yahay Ciidamada Jabuuti balse Xaaskiisa iyo Carruurtiisa ay ku noolaayeen Magalada Diridhiba.

Qoysas kale oo qaarkood uusan aqoon ayuu sheegay in rabshadahaas in ay wax ku noqdeen,isla markaana xaaladu ay tahay mid degan.

Rabshadaha ka socda Magaalooyinka Waaweyn ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay sababeen khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo inta badan gaaray dadka Soomaalida ah.

Latest stories