HomeCaalamkaSawiro:-Kaniisadii Magaalada Jigjiga oo la gubay

Sawiro:-Kaniisadii Magaalada Jigjiga oo la gubay

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Xaalada kacsanaan ah ayaa weli waxa ay ka taagan tahay Magalada Jigjiga ee Xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Ciidamo ka tirsan kuwa Federaalka Itoobiya ayaa la wareegay badi Xarumaha maamulka magalada Jigjiga,waxana sidoo kale jirta goobo dab la qabadsiiyey.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyey ee soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in dab la gubay Kaniisadii Magalada Jigjiga ka dib markii dad badan ay ku xoomeen.

Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay xiisada Maanta ka taagan Magalada Jigjiga,iyada oo aan la ogeyn halka uu aaday Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Latest stories