HomeCaalamkaAkhriso:-Warar dheeraad ah xiisadii ka taagneyd Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia

Akhriso:-Warar dheeraad ah xiisadii ka taagneyd Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Waxaa xal laga gaaray xiisadii ka taagneyd Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya, ka dib markii ay tageen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya. Xiisadan ayaa salka ku heyso kaddib markii ciidamo dawladda ka tirsan ay isku dayeen inay wasiir kuxigeenka wasaaradda arimaha dibada ka soo xiraan xarunta,balse ilaalada Xarunta ay diideen. Wasiirka Arimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa xal laga gaaray xiisadii ka taagneyd Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya, ka dib markii ay tageen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya.

Xiisadan ayaa salka ku heyso kaddib markii ciidamo dawladda ka tirsan ay isku dayeen inay wasiir kuxigeenka wasaaradda arimaha dibada ka soo xiraan xarunta,balse ilaalada Xarunta ay diideen.

- Advertisement -

Wasiirka Arimaha Dibada ee Dawladda Federaalka Axmed Ciise Cawad taleefanka sheegay isaga oo ku sugan  magaalada Garoowe in la xaliyay murankii saaka ka dhashay isku daygii ciidamo ka tirsan booliska ay ku doonayeen inay ku soo xiraan wasiir kuxigeenka wasaaradda Mukhtaar Mahad Da’uud.

Wasiirka Cawad ayaa sheegay in ciidanku ay wateen warqad maxkamadeed oo ay ku sheegeen inay ku doonayaan inay ku soo xiraan wasiir kuxigeenka balse markii dambe uu soo faragaliyay arinta ra’iisul wasaare Khayre isla markaana dib loo celiyay ciidankii wasaarada yimid iyadoo wasiir kuxigeenku uu shaqadiisa dib ugu laabtay si caadiya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts