HomeCaalamkaUganda oo soo dhaweeysay Go’aankii QM ee muddada loogu kordhiyey Hawlgalka AMISOM.

Uganda oo soo dhaweeysay Go’aankii QM ee muddada loogu kordhiyey Hawlgalka AMISOM.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Afhayeenka  Milliteriga Uganda, Richard Karemire oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aankii Golaha Amm,anka ee QM ee lagu kordhiyo Xilli-hawleedka AMISOM, isla markaana uu Go’aankaasi yahay tallaabo gacan ka geysan doonta sidii loo xaqiijin lahaa  qaar ka mid ah Hadafyadda Istaraatijiyadda leh. Afhayeenka waxa kale oo u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka  Milliteriga Uganda, Richard Karemire oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA waxa uu sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aankii Golaha Amm,anka ee QM ee lagu kordhiyo Xilli-hawleedka AMISOM, isla markaana uu Go’aankaasi yahay tallaabo gacan ka geysan doonta sidii loo xaqiijin lahaa  qaar ka mid ah Hadafyadda Istaraatijiyadda leh.

Afhayeenka waxa kale oo u usheegay in Qaraarkii Golaha Ammanaka ee QM ee Tirsigiisu ahaa 2431 u fasaxayo Ciiddamadda inay helaan Inkaaniyaadka muhiimka si  ay gacan u siiyaan Geeddi-socodka Siyaasadda Somalia, Xoojinta Awoodaha Ciiddamadda Soomaalida iyo in ay AMISOM ku guuleystaan La-dagaalanka Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Wxaa kale oo uu sheegay in Qaraarka QM uu fursad siinayo inay Dowladaha ay ciiddamadad ka joogaan Somalia sii wadaan Hawlgalkooda, si loo geero Arrimaha muhiimka ee lagu taageerayo Ummadda Soomaaliyeed.

Hadalkiisa ayaa imaanayo, iyadoo ay 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM habeen hore ansixiyeen in xilliga loo kordhiyo Hawlgalka AMISOM tan iyo bisha May 31-da ee sannadka soo socda iyo in tirdaa Ciiddanka AMISOM la dhimo, lana gaarsiiyo ilaa 20,626 marka la gaaro dhamaadka bisha Feberaayo ee sannadka soo socda ee 2019-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts