HomeCaalamkaMid ka mid ah Xubnaha Golaha Wakiilada Soomaaliland oo geeriyooday

Mid ka mid ah Xubnaha Golaha Wakiilada Soomaaliland oo geeriyooday

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Magalada London ee Wadanka Ingiriiska waxaa ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiilada Soomaaliland oo lagu Magacaabi jirey Cabdiqaadir Askar Xasan. Marxuumka ayaa eheladiisa waxa ay sheegeen in xaalad caafimaad loogu qaday dalka Ingiriiska,isla markaana uu ugu geeriyooday,isaga oo ka mid ahaa Golaha Wakiilada Soomaaliland. Deegaan ahaan ayaa la sheegay in Golaha Wakiilada soomaaliland uu […]

- Advertisement -

Magalada London ee Wadanka Ingiriiska waxaa ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Wakiilada Soomaaliland oo lagu Magacaabi jirey Cabdiqaadir Askar Xasan.

Marxuumka ayaa eheladiisa waxa ay sheegeen in xaalad caafimaad loogu qaday dalka Ingiriiska,isla markaana uu ugu geeriyooday,isaga oo ka mid ahaa Golaha Wakiilada Soomaaliland.

- Advertisement -

Deegaan ahaan ayaa la sheegay in Golaha Wakiilada soomaaliland uu ka soo galay gobolka sool,isaga oo dhowr mar ka qeyb galay Wadahadalo lagu nabadeynayey Beelo dhowr mar ku dagaalamay deegaano ka tirsan gobolkaas.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, Madaxweyne ku xigeenka Cabdiraxmaan Seylici, Xubnaha Golaha Wakiilada ayaa waxa ay ka tacsayadeeyeen Geeriada ku timid Xildhibaan Cabdiqaadir Askar Xasan.

Latest stories