HomeCaalamkaGuddoomiyihii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Nigeria oo ka tegay xubinnimadii Xisbiga ka...

Guddoomiyihii Aqalka Hoose ee Barlamaanka Nigeria oo ka tegay xubinnimadii Xisbiga ka taliya dalkaasi.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Bukola Saraki ayaa sheegay inuu isaga baaxay Xisbiga haya Talada dalkaasi ee APC, xilli ay 7 bilood ka harsan tahay Doorashadda Madaxtinimadda ee dalkaasi. Go’aankiisa waxa uu ku soo bandhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka,  balse ma sheegin Xisbiga Cusub ee uu ku biiri doono. Isbuucii la soo dhaafay, Tobanaan ka tirsan Xildhibaanadda Aqalka Hoose […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bukola Saraki ayaa sheegay inuu isaga baaxay Xisbiga haya Talada dalkaasi ee APC, xilli ay 7 bilood ka harsan tahay Doorashadda Madaxtinimadda ee dalkaasi.

Go’aankiisa waxa uu ku soo bandhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka,  balse ma sheegin Xisbiga Cusub ee uu ku biiri doono.

- Advertisement -

Isbuucii la soo dhaafay, Tobanaan ka tirsan Xildhibaanadda Aqalka Hoose ee Barlamaanka Nigeria oo horey u taageersanaa Xisbiga haya Talada dalkaasi ayaa waxay badankooda ku biireen Xisbiga Mucaaradka ee PDP.

Dhinaca kale, Madaxweyne Muxamadu Bukaari oo hoggaamiya Xisbiga haya Talada dalkaasi waxa uu tilmaamay inaysan walaac ku haynin Siyaasiyiinta ka goostay Xisbigiisa, kuna biiray Mucaaradkisa.

Waxa uu tilmaamay inaysan wax dhibaato ah u keeni doonin Xisbigiisa doorashadda Madaxtinimadda ee dhici doonta bisha Feberaayo ee sannadka soo socda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts