HomeCaalamkaDowladda Jabuuti”Madaxweyne Farmaajo waxa uu taageeray Dowlad dagaal ku heysa dalalka deriska”

Dowladda Jabuuti”Madaxweyne Farmaajo waxa uu taageeray Dowlad dagaal ku heysa dalalka deriska”

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Safaaradda Djibouti ee Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu dhaliilay hadalkii dhawaan ka soo yeeray  Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Eritrea  laga qaado. Qoraalka Safaarada ayaa waxaa lagu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Madaxweyne Farmaajo uu si indho la’aan ah u taageero Eritrea,iyada oo Wiilashooda […]

- Advertisement -

Safaaradda Djibouti ee Soomaaliya ayaa qoraal ka soo baxay waxaa lagu dhaliilay hadalkii dhawaan ka soo yeeray  Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in cunaqabateynta hubka ee saaran dalka Eritrea  laga qaado.

Qoraalka Safaarada ayaa waxaa lagu sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Madaxweyne Farmaajo uu si indho la’aan ah u taageero Eritrea,iyada oo Wiilashooda ay difaacayaan dadka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo ahaa Luuqada Englishka balse la turjumay.

Waa wax laga xumaado in Farmaajo uu dalbado in dowladda Eritrea oo ah dal qaska wada dalalka deriska,isla markaana taageera Al-Shabaab iyo Kooxaha Argagaxisada ah in cunaqabateyntii la saarey Sanadkii 2009-kii laga qaado.

Ma’ahan wax la aqbali karo in Walaalaheen Soomaaliyeed ay taageeraan cadawgeena laakin waxa ay xaq u leeyihiin in dalkasta oo Gobolka ka mid ah ay xiriiri la sameeyan ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Safaaradda Djibouti ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Jabuuti waxaa dagaalkii Eritrea uga dhintay Rag iyo dumar weli maskaxdooda aan ka baxeyn welina xiisadii waa jirtaa laakin qoraalka Madaxweyne Farmaajo waxaa ku wanaagsaneyd in uu ku jiro in weli uu jiro muranka dhulka ee u dhaxeeya Eritrea iyo Jabuuti.

Latest stories