HomeCaalamkaDowladda Britain oo ka hadashay Go’aankii Muddada Loogu Kordhiyey Hawlgalka AMISOM

Dowladda Britain oo ka hadashay Go’aankii Muddada Loogu Kordhiyey Hawlgalka AMISOM

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Danjiraha UK  u joogta QM, Ambassador Karen Peerce ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin Go’aankii ay Golaha Ammaanka ee QM xalay ku gaareen Xilli-u-kordhinta Hawlgalka AMISOM iyo in dib loo dhigo in Ciiddanka AMISOM ka wada huleelaan gudaha Somalia.

Ambassador Karen Peerce oo dalkeeda ku lug lahaa Qaraarka Golaha Ammanka waxay xustay inuu Go’aankaasi oggolaanayo in dib loo dhigo Xilliga Kala-guurka ee Hawlgalka AMISOM si waqti munaasab ah loo siiyo inta ay Ciiddanka Somalia ka awoodi karaan inay la wareegaan mas’uuliyadda Ammaanka iyo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay in Dib-u-dhigistaasi ay Ciiddanka AMISOM u oggolaanayso inay ugu diyaar garoobaan Xilliga  saxda ah oo ay kaga bixi doonaan Somalia, waxayna rajo xooggaan ka muujisay inay AMISOM sii wadi doonaan Hawlgalka lagu soo celinayo Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

Dhinaca kale, Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay xilli-kordhin u sameeyeen Hawlgalka AMISOM oo la gaarsiiyey ilaa bisha May 31-da ere sannadka soo socda iyo in la dhimo Tirada Ciiddanka AMISOM, lana gaarsiiyo 20,626 Askari marka la gaaro bisha Feberaayo 28-da ee sannadka soo socda ee 2019-ka.

Latest stories