HomeCaalamkaDaawo Sawirada qarixii ka dhacay Magalada Buuhoodle

Daawo Sawirada qarixii ka dhacay Magalada Buuhoodle

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax khasaaro gesytay oo ka dhacay Magalada buuhoodle ee Gobolka Togdheer kaas oo ahaa mid lagu xiray Gaari ay saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Khaatuma. Ugu yaraan 2 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax halka ay ku dhaawacmeen 4 ruux oo kale,waxana dadka ku dhintey […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax khasaaro gesytay oo ka dhacay Magalada buuhoodle ee Gobolka Togdheer kaas oo ahaa mid lagu xiray Gaari ay saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsanaa Maamulka Khaatuma.

Ugu yaraan 2 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen qarax halka ay ku dhaawacmeen 4 ruux oo kale,waxana dadka ku dhintey qaraxaas ka mid ah Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Khaatuma Axmed Maxamuud Doolaal iyo saraakiil kale.

- Advertisement -

Dadka qaraxa ku dhaawacmay ayaa waxaa ku jira Lataliyihii arrimaha siyaasadda ee ra’iisul wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo lagu magacaabo Cabditaax Maxamed Cali.

Wararkii ugu dambeeyey ee haatan naga soo gaaraya Magalada Buuhoodle ayaa waxa ay sheegayaan in xaaladu ay degan tahay,isla markaana goobtii uu qaarxa ka dhacay ay baaritaano ka wadaan ciidamada Khaatuma.

Latest stories