HomeCaalamkaMaleeshiyadda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay joojinayaan Duqeymaha ay ka geystaan Badda...

Maleeshiyadda Xuutiyiinta Yemen oo sheegay inay joojinayaan Duqeymaha ay ka geystaan Badda Cas.

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hoggaamiyaha Kooxdaasi, Maxamed Cali Al-xuuti ayaa soo saaray Qoraal uu ku sheegay inay waqti xadidan joojinayaan Duqeymaha lala beegsado Maraakiibta laga leeyahay dalalka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira Maleshiyadaasi. Hoggaamiyahaasi waxa uu sheegay in Go’aankaasi looga dan leeyahay in lagu taageero Dadaalka Siyaasadeed ee lagu xalinayo Colaadda Yemen, balse ma sheegin inay si dhaqso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha Kooxdaasi, Maxamed Cali Al-xuuti ayaa soo saaray Qoraal uu ku sheegay inay waqti xadidan joojinayaan Duqeymaha lala beegsado Maraakiibta laga leeyahay dalalka Isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka kula jira Maleshiyadaasi.

Hoggaamiyahaasi waxa uu sheegay in Go’aankaasi looga dan leeyahay in lagu taageero Dadaalka Siyaasadeed ee lagu xalinayo Colaadda Yemen, balse ma sheegin inay si dhaqso leh u joojin doonaan Duqeymahaasi iyo xilliga uu ku ek yahay Go’aankaasi.

- Advertisement -

Hadalka Hoggaamiyaha Xuutiyiinta ayaa soo baxay dhowr maalmood kadib, markii ay Sacuudiga joojiyeen Maraakiibta wada Shidaalka ee ka gudba Badda Cas, markii ay Xuutiyiinta waxyeello u geysteen Labo Markab Booyadle oo laga lahaa Sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts