HomeCaalamkaIiraan oo shuruud ku xirtay kulanka Madaxweyne Xasan Ruuxaani iyo Donald Trump.

Iiraan oo shuruud ku xirtay kulanka Madaxweyne Xasan Ruuxaani iyo Donald Trump.

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xamiid C/talebi oo ah La-taliyaha Madaxweynaha Iiraan waxa u umaanta sheegay in Kulan kasta oo ay Maraykanka la yeeshaan ku xiran tahay in dib loo soo celiyo Heshiiskii Nukliyeerka Iiraan ee la saxiixay sannadkii 2015-kii, kaasi oo ay Dowladda Maraykanka qaadacday bishii May ee la soo dhaafay..

Qoraal uu La-taliyahaasi soo dhigay Barta uu ku leeyahay Twitter-ka waxa uu ku sheegay in  Wada-hadalka uu ku baaqay Madaxweynaha Maraykanka suurto-gal noqon karto haddii la xushmeeyo dalka weyn ee Iiraan, la yareeyo Colaadda iyo inay Maraykanka ku soo laabtaan Wada-xaajoodka Heshiiska Nukliyeerka Iiraan.

- Advertisement -

Hadalka La-taliyaha Madaxweynaha Iiraan waxa uu jawaab u ahaa Hadalkii uu Madaxweyne Donald Trump ku sheegay  inuu doonayo inuu la kulmo dhigiisa Iiraan waqti kasta oo la doonayo shuruud la’aan

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories