HomeCaalamkaGabyaa Falasiiniyad tirisay Gabay looga soo horjeedo Yuhuudda oo Xabsi lagu xukumay.

Gabyaa Falasiiniyad tirisay Gabay looga soo horjeedo Yuhuudda oo Xabsi lagu xukumay.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Dareen Tatuur oo 36 jir ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla Degmadda Nasareeta, kadib markii ay Askarta Yuhuudda ku soo oogeen inay Gabay Gubaabo lagu kicinayo Dagaalamayaasha Falastiin  ku baahisay Baraha Bulshadda. Gabyaada waxaa lagu xukumay Xabsi 5 bilood ah, waxayna horey u soo dhamaysatay Xabsi Guri ku-dhawaad 3 sanno oo jorey […]

- Advertisement -

Dareen Tatuur oo 36 jir ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamad ku taalla Degmadda Nasareeta, kadib markii ay Askarta Yuhuudda ku soo oogeen inay Gabay Gubaabo lagu kicinayo Dagaalamayaasha Falastiin  ku baahisay Baraha Bulshadda.

Gabyaada waxaa lagu xukumay Xabsi 5 bilood ah, waxayna horey u soo dhamaysatay Xabsi Guri ku-dhawaad 3 sanno oo jorey loogu xukumay  bishii October ee sannadkii 2015-kii.

- Advertisement -

Gabaygeeda waxay Hal-ku-dheg uga dhigtay: “Dadkaygow iska caabiya iyaga”, waxaana mirahiisa ka mid ahaa: Marnaba Calankeeenna hoos ma ahaanayo ee Dadkaygow iska caabiya iyaga, oo ay ula jeeday Yuhuudda xoogga ku haysta dhulka Reer Falastiin.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories