HomeCaalamkaMuwaadiniinta dalka Zimbabwe oo berrito dooran doona Madaxweyne iyo Barlamaan Cusub.

Muwaadiniinta dalka Zimbabwe oo berrito dooran doona Madaxweyne iyo Barlamaan Cusub.

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

n ka badan 5 million oo qof ayaa isku diiwaan gelisay inay u codeeyaan Doorashadda berrito ka dhici doonta dalkaasi. Ugu yaraan 60% Codbixiyayaashu waxay da’dooda ka hooseysaa 40-sanno. Doorashadaassi ayaa ah rii ugu horreysay ee dalka Zimbabwe ka dhacda tan iyo markii ay Xornimadda ka qaateen dalak Britain sannadkii 1980-kii, waxaana 38-dii sanno ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

n ka badan 5 million oo qof ayaa isku diiwaan gelisay inay u codeeyaan Doorashadda berrito ka dhici doonta dalkaasi.

Ugu yaraan 60% Codbixiyayaashu waxay da’dooda ka hooseysaa 40-sanno.

- Advertisement -

Doorashadaassi ayaa ah rii ugu horreysay ee dalka Zimbabwe ka dhacda tan iyo markii ay Xornimadda ka qaateen dalak Britain sannadkii 1980-kii, waxaana 38-dii sanno ee la soo dhaafay hayey talada dalkaasi Madaxweyne Robert Mugabe, kaasi oo dabayaaqadii sannadkii hore ay Milliteriga xilka ka qaadeen.

Murashixiin tiradoodu dhan tahay 23 qof oo 4 ka mid ah Haween yihiin ayaa u taagan Doorashadda Madaxtinimadda ee dalka Zimbabwe oo berrito dhici doonta.

Markii ugu horreysay tan iyo sannadkii 2002-dii , Goobjoogayaal Caalami ah ayaa lagu casuumay inay dusha kala socdaan Doorashadaasi.

- Advertisement -

Madaxweynaha haatan haya Talada dalkaasi,  Emmerson Mnangagwa waxa laga yaabaa inuu culays  kala kulmo Murashaxa ugu da’da yar Murashixiinta la tartami doonta oo lagu magacaabo Nelson Chamisa, oo 40-jir ah.

Natiijadda Doorashadda Madaxweynenimadda dalka Zimbabwe waxaa si rasmi ahaan loogu dhawaaqi doonaa bisha soo socota ee August 4-da.

Haddii uusan Murashax keenin Natiijadda 51% waxaa la geli doonaa Wareeg 2-aad, taasi oo dhici doonta bisha September 8-da ee sannadkan.

Sahan Cod-bixin ah oo dhawaan laga qaaday 2,400 qof oo u dhalatay dalka Zimbabwe waxay muujinaysaa in Madaxweynaha haatan xilka haya uu Cod-bixinta ka heli doono 40%, halka Murashaxa kale ee Nelson Chamisa uu ka keenay 37% sahankaasi hordhaca ahaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts