HomeCaalamkaDhageyso:-Xisbi Siyaasadeed uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhawaaqi doono

Dhageyso:-Xisbi Siyaasadeed uu hoggaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo lagu dhawaaqi doono

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dhawaan lagu dhawaaqi doono Xisbi Siyaasadeed uu hoggaamin doono Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxa uu sheegay in Xisbigaas uu noqon doono Xisbiga xisbiyada,isla markaana ka qeyb qaata doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan Sanadka 2020,hayeeshee muhiim ay tahay in xisbiyada kale ay la tartamaan.

- Advertisement -

Sikaftan ah ayuu u yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar).

“Xisbiayda qaar ayaa ka dhawaajiyey in xukuumadda looga fadhiyo in ay xisbi dhistaan laakin waxaan soo wadnaa  xisbi weyn uu hoggaamin doono hoggaamiye daacada ah oo dadku wada jecel yihiin ee farmaajo,waxan u sheegaya xisbiyada kale in uusan barqo cad wada uga tegine ee ha iska jiraan ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka.

Si kastaba dalka ayaa waxaa haatan ka jira dhowr Xisbi Siyaasadeed oo si KMG ah loo diiwaangeliyey,kuwaas oo ay madax ka yihiin Xildhibaano iyo Siyaasiyiin qaarkood ka mid ah mucaaradka dowladda.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya.

Latest stories